Inaaraadka oo mamnuucay Bacaha ka dib dhimashada Boqollaal Geella
Inaaraadka oo mamnuucay Bacaha ka dib dhimashada Boqollaal Geella
UAE-(Berberaanews)-Ma ogtahay in ku dhawaad boqolkiiba 50 dhimashada Geela ee Imaaraadka ay sababto isticmaalka bacaha. Warbixinta naxdinta leh ayaa waxaa shaaca ka qaaday golaha fulinta ee Dubai xilli ay ku dhawaaqeen siyaasad lagu xadidayo isticmaalka bacaha hal mar la isticmaalo. Laga bilaabo january 1, 2022, bacaha halka la isticmaalo waxa ay ku kacaysaa 25 filis dukaamada Emirate-ka.…
View On WordPress

















