Somaliland: Wasaaradda Deegaanka oo xidhaysa seerayaasha
Somaliland: Wasaaradda Deegaanka oo xidhaysa seerayaasha
Hargeysa (Berberanews) – Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shugri Xaaaji Ismaaciil Baandare ayaa sheegtay in seereyaasha dawladu dhawaan xidhi doonto ay ka mid yihiin Bancawl, Aroori, banka cashuura, banka xudun, banka Tuunyo iyo banan kale. Wasiir Sugri Baandare waxay sheegtay in kooxo ka tirsan wasaaradda degaanku ay u baxeen sidii ay uga hawl-gali lahaayeen…
View On WordPress










