Ma la socotaa in duqeymaha Mareykanka ay mintidiin badan ku dileen Somalia?
Duqeymo dhowaan dhacay oo ay fuliyeen Mareykanka ayaa dilay mintidiin badan oo Al-Shabaab ah, oo mas’uul ka ahaa weeraro ka dhacay Somalia. Si kastaba, dowladda Somalia weli kama aysan hadal weeraradan. Hase yeeshee warkan ayaa waxaa aad looga hadal hayaa baraha bulshada. Sidoo kal dad badan oo ah kuwa inta badan wararka kala socda wargeysyada ayaan warkan maqal, maadaama wargeysyada subax kasta kaliya la daabaco. Si war kasta aad ula socoto waa inaad ku xirnaantaa websiteyada, sida Caasimada Online.
Haddii aad dooneyso website-ka ugu wanaagsan ee wararka Somalia, waa Caasimada, waana bilaash aqrinta wararka caasimada. Wararka waxaa ka mid ah kuwa ku saabsan shirqoolada ay maleegaan Al-Shabaab ee uu ka mid yahay Qarax lala beegsado dad shacab ah oo aan wax dambi gelin, si ay baahiyaan argagaxa. Wararka noocan ah waxaa seega dadka weli ku xiran wergeysyada ee aan la socon waraka online-ka. Wararka Online waa habka ugu fudud ee aad war kasta oo deg deg ah kula socon karto.
Ma ahan inaad ku xirnaato waqti aad aqriso wargeyska, waxaad ku xirnaan kartaa taleefonkaaga, oo war kasta oo cusub kuugu soo dhacaya, oo Caasimada Online aad ka heleyso. Sidoo kale aqrinta website-yada waa bilaash oo uma baahnid inaad iibsatid sida wargeysyada. Sidaas darteed, haddii aad dooneyso inaad daqiiqad kasta la socoto wararkii ugu dambeeyey ee Somalia, waxaad u baahan tahay inaad durba ku xirnaato Caasimada Online.












