Khasaaraha qaraxyo ka dhacay Muqdisho, Marka iyo Afgooye
Khasaaraha qaraxyo ka dhacay Muqdisho, Marka iyo Afgooye
Muqdisho-(Berberanews)-Ugu yaraan 13 qof oo uu kamid yahay gudoomiyihii degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada Hoose, Cabdillaahi Cali Waafow ayaa ku dhintay weerar isqarxin ah oo maanta lagu qaaday xarunta maamulka degmada Marka, sida laga soo xigtay dad goobjoog ah. Dad goob joog ah waxay BBC u sheegeen in ugu yaraan 6 qof ay ku dhinteen qarax maanta ka dhacay suuqa ariga ee degmada…
View On WordPress













