Yaa ka danbeeya dagaalka ku socda reer Saaxil?
Yaa ka danbeeya dagaalka ku socda reer Saaxil?
Waxaan la soconaa intii Kulmiye xukunka qabtay inuu dagaal degaamaysi ahi uu ku socday reer Saaxil gaar ahaan maamulkii beeleysnaa ee Siilaanyo oo ku dadaalay inuu beeshiisa khasab kaga dhigo inay ka mid noqdaan degaanka Berbera iyagoon weligood ku yeelan xildhibaano. Waxa u suurto gashay doorashadii aan diiwaangelinta lahayn inay waraaqo been abuur ah oo gaar loo siiyay ay ku shubtaan…
View On WordPress













