Somaliland: Dagaalkii Xisbiga Waddani Iyo Kulmiye Oo Ka Istaadhmaya Beesha Gobalka Hawd
#Somaliland: Dagaalkii Xisbiga #Waddani Iyo #Kulmiye Oo Ka Istaadhmaya Beesha #Gobalka_Hawd
Dhawaaqa Wasiir Qabo Oo Dad Badani U Fahmeen Mid Lagu Soo Jeedinayo Dareenka Beesha Arab, Hoosna Loogu Dhigo Doorka Cabdiqaadir Jirde
Wasiirka qorshaynta qaranka Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) ayaa dhawaan ku dhawaaqay inuu u taagan yahay guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi dabadii, waxaana uu sheegay inuu ka tartami doono xisbiga dhexdiisa.
Inkastoo uu Wasiiro Qabo ku dhawaaqayn hankiisa…
View On WordPress








