Baaq ka yimi Qurbojoogta Beesha Arab Sheekh-isaxaaq
Baaq ka yimi Qurbojoogta Beesha Arab Sheekh-isaxaaq
Annagoo ah qurba joogta beesha Arab waxaanu in muddo ah isha ku haynney oo aanu ficilladiisa iyo wuxuu soo dhigo SOCIAL MEDIA-HA la soconney nin la yidhaahdo Cabdillaahi Ibraahin Xasan oo kasoo jeeda beesha REER-CALI ee Arab. Ninkaasi wuxuu caadaystey inuu isagoo ku hadlaya afka beesha ARAB WEYNE uu qabiillada iyo jifooyinka beesha ISAAQ maalinba reer aflagaaddeeyo oo si xun oo qaawan u…
View On WordPress










