Ahlu-sunnah oo waan waan kaga baxay Guriceel
Ahlu-sunnah oo waan waan kaga baxay Guriceel
Galmudug-(Berberanews)-Xoogaga Ahlu Sunna Waljameeca ee afartii maalmood ee lasoo dhaafay degmada Guriceel kula dhex dagaalamaayay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa ka baxay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Go’aanka Ka bixitaanka ciidanka Ahlu Sunna ee degmada Guriceel ayaa ka dhalatay kadib markii wadahadalo ay fududeeyeen ganacsato iyo siyaasiyiin kasoo jeeda deegaanka ay…
View On WordPress











