Halgankii Soomaalida ee Gumaysi Diidka ahaa 1862-1920. Qaybta 6aad
DAGAALKII RUUGA AMA DULMADOOBE LOOYIQIINEY 1913 ayaa xaruuntii daraawiish oo taleex taala, nabadna loofadhiyo ayaa niman dhaawac ah oo firxad ah xaruuntii yimaadeen, waxeyna kuwarameen war aan lagu farxin kaasoo ahaa safar ladhowrayay oo saanad, dhar, iyo cunto xaruunta daraawiish uwadey oo khaliif sheikh cabdule soodiray, markii horana katimid raas makaahiil oo xiligaas itoobiya boqor uahaa,…
View On WordPress








