Taariikhda Maxamed Cabdulle Xalane
Maxamed Cabdulle Xalane waa halyey ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka kuna shahiiday dagaalkii itoobiya ay kusoo qaaday dalka sanadkii 1964, qoraaladu waxa ay isku khilaafeen waqtigii uu dhashay iyo waqtigii uu ciidamada ku biiray, waxaa la isku raacsanyahay in uu ku dhashay magaalada ceel buur laakin waqtiga uu dhashay la iskuma raacsana qoraalada qaar ayaa leh wuxuu dhashay 1939kii wuxuuna…
View On WordPress













