Madaxweynaha Somaliland Oo Shucuubta Caalamka Ku Bogaadiyay Curashadda Sannadka Cusub
Madaxweynaha #Somaliland Oo Shucuubta #Caalamka Ku Bogaadiyay Curashadda #Sannadka_Cusub
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2016-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudaha iyo dibeddaba. Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed, Madaxweynuhu waxa uu Hambalyo iyo Salaanba u dirayaa dhammaanba Shaqaalaha kala duwan ee…
View On WordPress













