Muxuu Sucuudigu uga adkaan waayay Xuutiyiinta?
Muxuu Sucuudigu uga adkaan waayay Xuutiyiinta?
View On WordPress
seen from United States
seen from Yemen

seen from Spain

seen from United States

seen from Netherlands

seen from United States

seen from United States

seen from Türkiye
seen from United States
seen from United States

seen from Canada
seen from China
seen from United States

seen from United States
seen from United States
seen from United Kingdom

seen from United States

seen from Italy
seen from Belgium
seen from Türkiye
Muxuu Sucuudigu uga adkaan waayay Xuutiyiinta?
Muxuu Sucuudigu uga adkaan waayay Xuutiyiinta?
View On WordPress
Sucuudiga oo cunoqabatayn saaray Imaaraadka
Sucuudiga oo cunoqabatayn saaray Imaaraadka
View On WordPress
Sucuudiga oo shuruudo ku xidhay cumrada Bisha Ramadan
Sucuudiga oo shuruudo ku xidhay cumrada Bisha Ramadan
RIYADH —(Berberanews)-Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in saddex nooc oo dad ah loo arki doono “kuwa tallaalan” – Kuwa qaatay labada goojo ee tallaalka, kuwa qaatay hal goojo ugu yaraan 14 maalmood kahor,…
View On WordPress
Sucuudiga oo dil ku xukumay haweenay dishay gabadh u shaqaynaysay
Sucuudiga oo dil ku xukumay haweenay dishay gabadh u shaqaynaysay
Saudi(Berberanews)-Maxkamad ku taal Sacuudi Carabiya ayaa xukun dil ah ku riday haweeney Sucuudi ah dilkii ay u gaysatay gabadh yar oo shaqaale u ahayd, una dhalatay Bangaladhesh. kooxaha u dooda xuquuqda insaanka ayaa ku sheegay inay ahayd tusaale naadir ah in loo shaqeeye lagu helay dambi ah inuu ku xadgudbay shaqaale muhaajiriin ah oo ku sugan waddanka Bariga Dhexe la xukumo. Ayesha al-Jizani…
View On WordPress
Xogta sababta Sucuudigu u samaysanayaan hubka Nuclearka
Xogta sababta Sucuudigu u samaysanayaan hubka Nuclearka
View On WordPress
Boqor Salman oo ka digay khatar ka iman karta Iran RIYADH —(Berberanews)-Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa ku booriyey hoggaamiyayaasha caalamka inay mowqif adag ka qaataan sidii ay wax uga qaban lahaayeen “dadaallada ay Iran ku horumarineyso hub Nukliyeer ah” iyo gantaallada ballistic-ga.
Boqortooyadda Sucuudiga oo Eedeeyn Culus u Jeedisay Iiraan
Boqortooyadda #Sucuudiga oo Eedeeyn Culus u Jeedisay #Iiraan
Dowladda Sucuudiga ayaa si kulul u cambaaraysay waxa ay ku tilmaamtay faragalinta ay Iiraan ku hayso arrimaha dalalka Carabta.
Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga, Caadil Al Jubeyri,ayaa sheegay in dalkiisa uusan ka labalabayn doonin in uu is difaaco.
Wasiirka ayaa hadal ka jeedinayay kulan degdeg ah oo ay yeesheen ururka Jaamacada Carabta kaasi oo ay Sucuudiga ku baaqeen.
Kulankan ayay Sacuudiga…
View On WordPress
Xiisadda Diblumaasiyadeed Ee Sucuudiga Iyo Masar Oo U Soo Talowday Bariga Afrika Iyo Kala Hororsiga Itoobiya Iyo Uganda
#Xiisadda #Diblumaasiyadeed Ee #Sucuudiga Iyo #Masar Oo U Soo #Talowday #Bariga #Afrika Iyo Kala #Hororsiga #Itoobiya Iyo #Uganda
La taliyaha gaarka ah ee boqorka dalka Sucuudiga Axmed Al-Khadiib ayaa mar uu toddobaadkan tegey dalka Itoobiya waxa uu booqday biyo xidheenka dalkaasi ka faruurayo webiga Niilka ee Al-Xadaasa, waxa aanay arrintaasi durbadiiba walaac gelisay dalka Masar oo aad uga baqa qaba in biyo xidheenkaasi dhaawaco xaddiga ay ka hesho biyaha Niilka oo ah 55.5 Bilyan oo Meter Cubic sannad kasta.
Warar lagu…
View On WordPress