Breaking:- Qarax Xoogan oo ka Dhacay Caasimada Dalka Turkiga ee Ankara + Khasaaraha oo..
Breaking:- Qarax Xoogan oo ka Dhacay Caasimada Dalka Turkiga ee Ankara + Khasaaraha oo..
Harowo – Qarax xoogan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Caasimada Turkiga ee Ankara, iyadoo qaraxa uu ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay.
Warbaahinta gudaha Turkiga ayaa ku waramaya in qaraxa uu ka dhacay xarunta basaska, waxaana ay ku dhow dahay xarumo wasaaradeed.
Ma Cada wali khasaaraha ka dhashay qaraxan, waxaana la soo sheegayaa in baabuur badan uu dab qabsaday.
Bishii hore…
View On WordPress















