ARDAYDA DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY AYAA LOO OGOLAADAY QISHKA IMTIXAANKA KUWAASI OO ILAALADA DUGSIYADA LAGU QAADAYO IMTIXAANKA LAGU LAALUUSHAY QADARO LACAG AH OO AY BIXIYEEN MAAMULAYAASH DUGSIYADAASI.

Qaar ka mid Maamulayaasha Dugsiyada Ku yaala Magaalada hargaysa ayaa Dedaal dheer Ugu Jira Sidii Ay Dugsiyadoodu Kaalamaha Sare ee Loo Yaqaan TOP10-ka uga qayb geli lahaayeen Xili Waqti Xaadirkan lagu Guda Jiro Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dawlada Somaliland
Ardayda Dugsiyada Gaarka loo leeyahay Ayaa Loo Ogolaaday Qishka Imtixaanka Kuwaasi oo Ilaalada Dugsiyada lagu qaadayo Imtixaanka…
View On WordPress