Hargeysa: Xaflad Meher oo isku beddeshay geeri naxdin leh
Hargeysa: Xaflad Meher oo isku beddeshay geeri naxdin leh
Gabadh dhallinyaro ah oo geeriyootay saacad ka hor xafladdii meherkeeda Hargeysa -(Berberanews)-Allaah ha u naxariistee Faadumo Cismaan Aadan oo ahayd gabadh dhallinyaro ah, ayaa geeriyootay saacad iyo badh ka hor waqtigii loo ballansanaa xafladda meherkeeda oo ka dhici lahayd caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa saaka oo Sabti ahayd.Marxuumadda oo la doonayey in loo meheriyo Khaalid…
View On WordPress









