Faah Faahin Qarax Culus oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Kenya iyo Ciidamada Kenya oo Weerarkani Ka Nixiyay
Faah Faahin Qarax Culus oo Ka Dhacay Gudaha Dalka Kenya iyo Ciidamada Kenya oo Weerarkani Ka Nixiyay
Harowo – Qaraxan oo ahaa miinada nuuca dhulka lagu aaso ayaa lagu soo waramayaa in lagu beegsaday Kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogaga Militariga Dowladda Kenya.
Ciidamadan la socday Gaariga la qarxay ayaa ka soo baxay Magaalada Liboye ee Dalka Kenya waxaana ay ku soo jeedaan Degaanka Dhoobleey ee Gobolka Jubada Hoose.
Qaraxan ayaa sidoo kale waxuu khasaaro burbur leh gaarsiiyay…
View On WordPress