Al-shabaab oo sheegatay qarax lala beegsaday Ciidammada Kenya
Al-shabaab oo sheegatay qarax lala beegsaday Ciidammada Kenya
Kenya-(Berberanews)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaare xoogan geystay oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan Militariga dalka Kenya oo ku socdaalayay deegaano ka tirsan gobolka Lamu. Qaraxa oo la sheegay inuu ahaa miino nooca dhulka lagu aaso oo laga hago meelaha fog fog ayaa haleelay gaadhi ay saarnayeen ciidamo Kenyaan ah xili ay marayeen inta u dhaxeysa deegaanada Baargooni iyo…
View On WordPress











