Somaliland: Xisbiga Waddani Oo Marqudha Isku Daba Yaacay Dalka Kenya
#Somaliland: #Xisbiga Waddani Oo #Marqudha Isku #Daba #Yaacay Dalka #Kenya
Wafti uu horkacayo hogaaminaya xisbiga Waddani Xirsi cali Xaaji Xasan ayaa maanta ka dhoofay garoonka Diyaarada ee cigaal iyaga oo ku socda dalka Kenya siiba Caasimada Nairobi oo ay shegeen in ay kulamo kula yeelan Doonaan Haay’addo Caalami ah.
Xirsi ayaa sheegay in ujeedka Safarkoodu daaran yahay sidii ay Beesha caalamka ugu bandhigi lahaayeen abaarta saamaynta ay ku yeelatay Somaliland iyo…
View On WordPress












