Sanaag: Macdan Qodihii Maciinka waayay oo lasoo saaray Maydkiisa
Sanaag: Macdan Qodihii Maciinka waayay oo lasoo saaray Maydkiisa
Ceerigaabo (Berberanews)- Waxaa maanta lagu guuleystay in Meydkiisa la soo saaro Wiil Dhalinyaro ahaa oo shalay ilaa xalay ku go’doonsanaa God Dahabka laga qodo oo ku dumay oo ku yaalla deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag. Wiilkan oo lagu magacaabi jiray Maxamed Siciid, ayaa la sheegay in uu godku ku dumay xili uu halkaasi ka qodanayay Dahab isaga iyo koox kale oo la socotay maalinimadii…
View On WordPress










