كفرنا بمردوخ وعصينا جميع الهة السومريين #Jerusalem wakhtigu waa 6:43PM waxaana dhacday #Qorraxdii_Maalinta_Sabtida, 8daqiiqo Ka hor bay dhacday. Dalalka Ka wakhti horeeyana waxaa gabbalkii sabtiidu u dhacayay: #Wellinton_NewZealand 9saacadood Ka hor, #Syney_Australia 7saac Ka hor #Kualalumpur_Malaysia 4saac Ka hor. Sidaas aad u jeeddaan maalintii #Sabtidu waxay inoo dhamaatay inagoo nabad ah, #Qiyaamihii_Ilaah_Marduukh iyo diintiisu inoogu goodinayeen ma uusan dhicin, #Diinta_Soomariyiintu inayna run iyo xaq toona ahayn baynu halkaa Ka ogaannay. كفرنا بمردوخ وعصينا جميع الهة السومريين ****** *** ** *** ****** Nasiib Darro, Dadkii hore u haytay diinta #Soomariyiintu dhacdadan wax kama baran doonaan, mana dhici doonto inay ka daba hadhaan ilaahyadoodii Marduukh ugu waynaa!! Sababtoo ah waxaa jooga #Mufasiriin iyo culimo diintaa Ku takhasusay oo dhacdadan ugu fasiri doona: 1) in ilaahyadoodu ay si kale wax ula jeedeen, iyagana ayna u bannaanay inay #Nusuus_Mutashaabihaat ah falanqeeyaan فَأَمَّا الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ زَيْغٌ فَيَتَّبِعُونَ مَا تَشَابَهَ مِنْهُ ابْتِغَاءَ الْفِتْنَةِ وَابْتِغَاءَ تَأْوِيلِهِ ۗ وَمَا يَعْلَمُ تَأْوِيلَهُ إِلَّا اللَّهُ Aayadaas camal bay #Injiilu_Soomar uga baadhi doonaan. 2) in ay caamo yihiin oo ayna iyagu nusuusta muqaddaska ah sixi Karin kana doodi Karin, iyagoo Ku aamusiin doona aayad u hadasha sidan: قُلْ أَأَنْتُمْ أَعْلَمُ أَمِ اللَّهُ 3) ama in #Qiyaamihiiba_uudhacay balse sida uu u dhacayay aan caqligoodu keeni Karin (fahmi Karin) maadaama ay arrin ilaahii ah tahay. مِنْ أَمْرِ رَبِّي وَمَا أُوتِيتُم مِّنَ الْعِلْمِ إِلَّا قَلِيلًا 4) ama waxay jawaab uga dhigi doonaan "in qofkii arrintaa Ka hadla uu diinta soomariyiinta Ka baxay, ayna #KuWaajibtay_Dil_XadduRidda ah" من أتاكم وأمرُكم جميع يريد أن يشق عصاكم أو يفرق جماعتكم فاضربوا عنقه كائنا من كان Nas u dhigma Kan ama kahoose bay u baadhayaan من بدل دينه قاقلوه (Saacad iyo 9daqiiqo Ka hor baan qoraalka diyaariyay)








