Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland: "Berri soon maaha"
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland: “Berri soon maaha”
Hargeysa -(Berberanews)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani), ayaa ku dhawaaqay in berrito oo Sabti ah la dhammaystiri doono bisha Shabcaan, isla markaana aanay soon ahayn. Wasiir Albaani oo shacabka kala hadlay warbaahinta goor dhoweyd, waxa uu sheegay inaannu jirin war rasmi ah oo sheegtay aragtida bisha Ramadaan, gaar ahaan…
View On WordPress










