Reer Galbeedka isticmaalaya Tigreega oo jabay iyo cadowgu inagu dhexbeeray oo baxsad ah
Reer Galbeedka isticmaalaya Tigreega oo jabay iyo cadowgu inagu dhexbeeray oo baxsad ah
Maqaalkan oo ah mid aad u kooban waxaan xasuusin iyo u bidhaamin yar uugu soo gudbinayaa dadka leh aqliga ee wax garadka ah oo kaliya.waxaan ognahay in qaarada afrika ay leeyihiin dadka madoow oo ah laba qabiilo kushitig iyo bantuu,waxaase jira dhawr dal oo ay dad carbeed dageen sida masar liibiya tuunisiya iyo marooko oo laga dhigay laba dal kadib markii laga jaray aljeeriya oo hada dal ah.…
View On WordPress












