Somaliland: Khilaaf Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhex Taagan Safiirka Turkiga U Jooga Soomaaliya & Qunsulka Somaliland
#Somaliland: #Khilaaf Diblumaasiyadeed Oo Ka Dhex Taagan #Safiirka #Turkiga U Jooga #Soomaaliya & Qunsulka #Somaliland
Waxay Isku Haystaan In Baasaaboorka Somaliland Dawladdooda Turkigu Aqoonsatay Iyo In Kale
Diblumaasiyiinta Dawladda Turkiga u jooga Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa waxa ka dhex qarxay khilaaf ku saabsan Baasaaboorka Somaliland.
Qunsulka Turkiga u jooga Hargeysa, ayaa Toddobaadkii hore shir-jaraa’id oo uu ku qabtay Hargeysa ku sheegay in Dawladdiisu aqoonsatay Baasaaboorka Somaliland isla-markaana…
View On WordPress













