Guddoomiyaha Waddani oo ka hadlay Wada-hadallada Dowladda iyo Xisbiyada
Guddoomiyaha Waddani oo ka hadlay Wada-hadallada Dowladda iyo Xisbiyada
Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo ka hadlay wadahadallada xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka SomalilandSalaamu Calaykum. Waxaa socday maalmahan wadahadal u dhexeeyay xisbiyada macaaradka ah iyo xukuumadda oo ay dhexdhexaad ka ahaayeen labada Guddoomiye ee golayaasha Guurtida iyo Wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Kulankii…
View On WordPress












