Ethiopia oo sheegtay inay adagtahay soo afjarida dagaalka sokeeye
Ethiopia oo sheegtay inay adagtahay soo afjarida dagaalka sokeeye
Ethiopia: waanwaanta nabadeed iyo wallaacyada ka taagan nabad waarta Ethiopia-(Berberanews)-Xukuumadda Itoobiya waxa si buuxda uga go’an tahay dadaallada uu hoggaaminayo Midowga Afrika ee lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka sokeeye – oo hadda socda bishii 19-aad – ee waqooyiga, ayay tidhi afhayeen u hadashay dowladda. Billene Seyoum, oo ah xoghayaha warfaafinta ee ra’iisul wasaare Abiy…
View On WordPress















