😱😱😱#Turkigan_neefka ah #Buudha ayuu calyo Kutufayaa oo cagaynayaa dharbaaxayaa!! Waynu Ku daawannay! Ma aynaan dilin, qabanin ama maxkamadaynin, mana aynaan Ka dhiidhiyin waxa uu muslimkaasi diinta buudhiiska Kula kacaye waynu Ku daawanay!! 😱😱😱Tolow maxaynu samayn lahayn hadii #Quraanka horteena lagu candhuufeeyo oo lagu cageeyo, ama lagu gubo!? Sideenii baynu mudaharaadyo dhigi lahayn oo gubi lahayn macaabid iyo kaniisado!!😏😏😏ileen waxaynu nahay #ummad_Qalbicaruur ah oo oo aan cidna diinteena ixtiraamin hadii iyada teeda ixtiraam ayna u keenin loo miisi waayana madaxa kildhi madaw soo gashata oo qas iyo qaylo la beercadaata!!😏😏😏

















