#O que o ser humano precisa para ser feliz

seen from United States
seen from China
seen from United States
seen from Brazil
seen from Germany
seen from China

seen from Brazil

seen from Brazil
seen from Yemen
seen from United Kingdom
seen from Brazil

seen from Brazil

seen from Brazil
seen from Canada
seen from United States
seen from Canada
seen from United States
seen from Canada
seen from China

seen from Brazil
#O que o ser humano precisa para ser feliz
Caadooyinka Waxyeeleeya Kelyahaaga ee Dadka badankiisu iska indha tiraan Party 2 Jooji sharaabka Soodhaha ma laha il faa’iido u leh jidhkeena waxayna kaliya ku daraan xaddi badan oo sonkor ah oo aan hubaal ahaan kari karno la’aanteed. Isticmaalka hal cabbitaan oo 12-wiqiyadood ah ayaa si naxdin leh u leh sonkor badan, taas oo culays badan gelin doonta shaqada waxtarka leh ee kelyahaaga.…
View On WordPress
Caadooyinka Waxyeeleeya Kelyahaaga ee dadka badankiisu iska indha tiraan
Caadooyinka Waxyeeleeya Kelyahaaga ee dadka badankiisu iska indha tiraan
Caafimaad-(Berberanews)-Cilmi-baadhis ay samaysay National Kely Foundation ayaa lagu sheegay in in ka badan 90,000 oo Maraykan ah ay sannad walba u dhintaan cudurrada kelyaha la xidhiidha. Warbixin naxdin leh oo dhaaftay boqolkiiba boqol kansarka qanjirka ‘prostate’ iyo naasaha labadaba. Qaar badan oo naga mid ah ayaa laga yaabaa inaynaan ka warqabin in kelyaheennu ay door muhiim ah ka…
View On WordPress
Khatarta Caafimaad ee lagu ogaaday Daawada cadayga
Khatarta Caafimaad ee lagu ogaaday Daawada cadayga
Jaamacadda North Carolina ee ku taal Chapel Hill waxay ogaatay in triclosan, oo laga helo daawada cadayga iyo cuntooyinka kale, ay sababi karto calool xanuun halis ah. Marka triclosan uu galo habka dheef-shiidka, waxay saamaysaa microflora mindhicirka si ay microbes qaar ka mid ah u bilaabaan inay yeeshaan saameyn waxyeello leh, oo gacan ka geysta hababka bararka, sida laga soo xigtay (Sputnik…
View On WordPress
Xanuun cusub oo ka dilaacay South Sudan
Xanuun cusub oo ka dilaacay South Sudan
Sudan-(Berberanews)-Hay’adda Caafimaadka Adduunka WHO ayaa baareysaa cudur aan la aqoon oo ka dillaacay dalka South Sudan. Cudurka aan ilaa hadda la ogaan waxa uu yahay waxaa uu degmada Fangak ee gobolka Jonglei ku dilay ku dhawaad 100 qof. Toddobaadkii lasoo dhaafay wasaaradda caafimaadka dalkaas ayaa ku warrantay in cudur aan la aqoon ay tiro qof ugu dhinteen deegaanka halkaas oo ay dhawaan…
View On WordPress