Kenya: Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Meel Fagaare Ah Ku Gubay In Ka Badan 100 Tan OO Fool Maroodi ah + SAWIRO
#Kenya: #Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Meel #Fagaare Ah Ku Gubay In Ka Badan #100 Tan OO #Fool Maroodi ah + SAWIRO
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa dab suray faan maroodi iyo wiyil kuwii ugu badnaa ee hal mar la gubo.Goob fagaare ah ayaa lagu gubay 105 ton oo faan maroodi ah kuwaasoo u dhigma maroodiyaal tiradooda gaareyso 65,000.
Fagaaraha lagu gubay ayaa waxaa ku sugnaa mas’uuliyiin ka socota dowlada Kenya iyo marti sharaf kale oo ka kala yimid caalamka kuwaasoo ay ka mid ahaayeen madaxweynayaal.
View On WordPress









