Xukuumadda Somaliland oo sharci-darro iyo fawdo ku tilmaantay muddaharaadka mucaaradka
Xukuumadda Somaliland oo sharci-darro iyo fawdo ku tilmaantay muddaharaadka mucaaradka
Hargeysa -(Berberanews)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si adag uga soo horjeedsatay mudahaaraad sharci-darro ah oo xisbiyada mucaaradku ka sameeyeen qaybo kooban oo ka mid ah caasimadda Hargeysa saaka.Wasiirrada wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Xannaanada Xoolaha Md. Maxamed Kaahin Axmed iyo Siciid Sulub Maxamed oo si wadajir ah warbaahinta ula hadlay, ayaa sharci-darro iyo fawdo aan…
View On WordPress













