Check out the dye studio!!! Woohoooo!!!! #yarndealer #dyestudio #yarnart #artist #livingthedream #yarnogram #workhardplayhard #veteranbusiness #humbleacresyarn #HAYB #knitters #KNIT #CROCHETERS #crochet (at Michigan)
seen from Finland
seen from Colombia
seen from Germany

seen from Singapore
seen from Norway
seen from Netherlands
seen from Belarus

seen from United States

seen from Singapore
seen from Türkiye
seen from Yemen
seen from Philippines
seen from Netherlands
seen from United Kingdom
seen from United Kingdom
seen from United States
seen from United States
seen from United States
seen from Norway

seen from Brazil
Check out the dye studio!!! Woohoooo!!!! #yarndealer #dyestudio #yarnart #artist #livingthedream #yarnogram #workhardplayhard #veteranbusiness #humbleacresyarn #HAYB #knitters #KNIT #CROCHETERS #crochet (at Michigan)
Naxdin:- Dhalinyaro 500 Sare u Dhaaftay oo Kasoo Jeeda Borama iyo Hargeysa oo Badda Masar Ku Qarqoomay
Naxdin:- Dhalinyaro 500 Sare u Dhaaftay oo Kasoo Jeeda Borama iyo Hargeysa oo Badda Masar Ku Qarqoomay
500 Oo Xoogii Dalka Somaliland Ah Oo Badda Talyaaniga Ku Haligmay, Iyo Quusta Siyaasiyiinta Kursiga U Feedhanaaya Ee Qabyaalada Ku Qaybiyay
Dadka Dhintay Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa Lamaane Is-qabay, Xukuumadda Somaliland-na Wali Musiibadaas Kamay Hadlin!!
Ku dhowaad shanboqol oo dhallinyaro, aqoonyahano iyo ubax soo kacaya u ahaa Somaliland ayaa ku halligmay badwaynta Talyaaniga iyo Masar u…
View On WordPress
Baaq Iyo Cambaarayn Kulul Oo Ka Yeedhay Qurba Jooga Beelaha Jibriil Yoonis Ee Degan Dalka UK.
Baaq Iyo Cambaarayn Kulul Oo Ka Yeedhay Qurba Jooga Beelaha Jibriil Yoonis Ee Degan Dalka UK.
Baaqan waxa uu ku sahabsan yahay falkii foosha xumaa ee habeen badhka lagula kacay dadka barimigaydada ah ee ka soo jeeda Beelaha Jibriil Yoonis.
Anaga oo ah qurba joogta Beelweynta Jibriil Yoonis ee ku nool wadanka UK waxaan halkan cambaarayn iyo baaq u diraynaa maamulka Somaliland gaar ahaan kuwa iyaga oo huwan magaca xukuumada Somaliland xadhig xaqdaro ah kula kacay madaxdhaqeedka iyo dadka…
View On WordPress
Baaq Xoogan oo Ka Soo Baxay Jaaliyada Haweenka Gadabursi ee Ameerika
Baaq Xoogan oo Ka Soo Baxay Jaaliyada Haweenka Gadabursi ee Ameerika
Baaq iyo Canbaarayn xadhiga odayaasha, ganacsato iyo dhalinyaro loo xidhay falkii kadhacay guriga badhasaabka gobalka awdal ee borama
Anaga oo ah haweenwaynaha beesha jibriil yonis ee ku nool north America waxan canbaaraynaynaa xadhiga loo gaystay dad guryahoogii hurda sidii argagixisada loogu daatay hantidoodii laburburiyey.
Dadkaasi kor kuxusan waxa loola dhaqmay sikabaxsan xuquuqaq aadamaha…
View On WordPress
Baaq Xoogan oo Cambaarayn ah oo Kasoo Baxay Jaaliyada Gadabuursi ee Ku Nool Ameerika
Baaq Xoogan oo Cambaarayn ah oo Kasoo Baxay Jaaliyada Gadabuursi ee Ku Nool Ameerika
Cambaarayn
Anaga oo ah jaaliyada kasoo jeeda gobalka Awdal ee jibriil yoonis ee kunool woqooyiga ameerica waxan canbaaraynaynaa xadhiga loo gaystay odayaal, ganacsato , indheergarad iyo dhalinyaro taasi oo loo bartilmaamaysano hayb qabiil iyagoona dadkaasi ayna wax danbiya galin habayaraatee. Odayaashaasi oo loola dhaqmay si kabaxsan biniaadannimada waxan faraynaa in sida ugu dhakhsaha badan…
View On WordPress
Laascaanood:- Maxaabiis Kale oo Xalay Jabiyay Jeelka Dhexe oo Dib u Helay Xoriyadoodii
Laascaanood:- Maxaabiis Kale oo Xalay Jabiyay Jeelka Dhexe oo Dib u Helay Xoriyadoodii
Harowo – xalay saqdii dhexe waxaa jeelka wayn ee magaalada Laascaanood jabsaday maxaabiis ku xidhnayd oo ka baxsaday gudaha jeelkaasi, kuwaasi oo dib u helay xoriyadoodii kadib markii ay jabiyeen gidaarka qolka ay jeelkaasi kaga xidhnaayeen.
Tirada maxaabiista xalay baxsaday ayaa lagu sheegay sadex maxbuus oo mudooyin ugu xidhnaa maleeshiyaadka SNM, oo dhibaatooyin xoog leh ay ka haystaan gacan…
View On WordPress