Todobo dal oo ka u dhaca Bariga Afrika. #afsoomaali #Burundi #soomaaliya #itoobiya #jabuuti #K.suudaan #W.Suudaan #kenya https://www.instagram.com/p/CphKRdEAgSp/?igshid=NGJjMDIxMWI=

seen from United States

seen from United States
seen from United States

seen from Türkiye
seen from Italy

seen from Canada
seen from Italy
seen from France

seen from Germany

seen from Malaysia

seen from Canada
seen from Malaysia
seen from Spain

seen from Canada

seen from Spain

seen from United States

seen from Germany
seen from Singapore

seen from United States
seen from United States
Todobo dal oo ka u dhaca Bariga Afrika. #afsoomaali #Burundi #soomaaliya #itoobiya #jabuuti #K.suudaan #W.Suudaan #kenya https://www.instagram.com/p/CphKRdEAgSp/?igshid=NGJjMDIxMWI=
Uhuru Kenyatta oo u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya
Uhuru Kenyatta oo u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya
Mekelle (Berberanews)- Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed ee bishii hore ay kala saxeexdeen dowladda iyo Itoobiya iyo TPLF. Mas’uuliyiinta federaalka Itoobiya iyo mas’uuliyiinta gobolka Tigray, ayaa ku heshiiyey wadahadallo Nairobi ka dhacay in Midowga Afrika la siiyo fursad buuxda oo ay gobolka ku…
View On WordPress
Dowladda Ethiopia oo soo abaabushay Bannaanbaxyo waaweyn
Dowladda Ethiopia oo soo abaabushay Bannaanbaxyo waaweyn
Ethiopia-(Berberanews)-Guud ahaan magaalooyinka dalka Itoobiya waxaa saaka ka billowday banaanbaxyo waawayn oo dowladdu ku sheegtay in looga soo horjeedo waxay ku tilmaantay farogalinta reer galbeebku ku hayaan arimaha gudaha ee dalka Itoobiya. Haddaba banaanbaxyadan oo ay soo abaabushay dowladda Itoobiya ayaa saaka ka billowday magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, sidoo kale dhammaan…
View On WordPress
Ethiopia oo soo gebogebaysay wajigii 3aad ee buuxinta Biyo Xidheenka
Ethiopia oo soo gebogebaysay wajigii 3aad ee buuxinta Biyo Xidheenka
Ethiopia-(Berberanews)-Dowladda Itoobiya ayaa soo gabagabeysay wejigii saddexaad ee buuxinta biyo-xidheenka weyn ee ay ku leedahay webiga Blue Nile, sida ay dowladdu sheegtay Jimcihii, hannaankan oo weli ka sii cadhaysiinaya dalalka uu xurgufka siyaasadeed la dhex abuuray webigu ee Masar iyo Suudaan. Addis Ababa ayaa sheegtay in biyo xidheenka Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD), oo ku kacaya…
View On WordPress
Ethiopia promised to take action after a video of a man being burned alive
Ethiopia promised to take action after a video of a man being burned alive
Ethiopia-(Berberanews)-The #Ethiopian government has announced that persons shown in a video burning a man alive will face legal prosecution. On social media, a video showing guys dressed in Ethiopian army uniforms insulting the victim and lighting him on fire has gone viral. The event occurred in the northern province of Benishangul-Gumuz, where ethnic conflict is common, according to…
View On WordPress
Somaliland: Ujeeddada wefti ka socda Dawlad-degaanka Somalida Itoobiya oo booqday Boorama
Somaliland: Ujeeddada wefti ka socda Dawlad-degaanka Somalida Itoobiya oo booqday Boorama
BOORAMA —(Berberanews)-Wefti ka socda Dawlad-degaanka Soomaalida dalka Itoobiya, gaadhay magaalada Boorama, xarunta Gobolka Awdal ee Jamhuuriyadda Somaliland shalay.Ujeeddada booqashada weftiga Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa sida la sheegay waxay la xidhiidhaa sidii ay ugu kuurgeli lahayeen hab maamulka ay ku shaqayso shirkadda Shaba ee maamusha adeegga biyaha magaalada Boorama.Dawladda…
View On WordPress
Sudaan oo ciidammo badan geysay xuduudka Itoobiya iyo xaalad dagaal
Sudaan oo ciidammo badan geysay xuduudka Itoobiya iyo xaalad dagaal
Khartuum – Dawladda Suudaan ayaa ciidammo badan dhoobtay xadka ay isku hayaan iyaga iyo Itoobiya, iyadoo ku dhawaaqday in ay si buuxda ula wareegtay gacan-ku-haynta degaannada lagu muransan yahay, iyadoo ay jirto xiisad ka dhexaysa Khartoum iyo Addis Ababa oo aad kor ugu sii kacday.Ciidanka ayaa farriin u diray dadka shacabka ah, iyaga oo u sheegay in ay isdajiyaan oo guryahooda nabad ku…
View On WordPress
TPLF oo Addis Ababa u dhaqaaqday iyo qaylada Taliyaha Materiga
TPLF oo Addis Ababa u dhaqaaqday iyo qaylada Taliyaha Materiga
Addis Ababa -(Berberanews)-Taliyaha millatariga Itoobiya, ayaa ugu baaqay dhammaan askartii hore uga tirsanaan jirtay millatariga inay dib ugu soo biiraan ciidanka, si ay ula dagaallamaan jabhadda TPLF. Codsiga degdegga ee ka soo yeedhay Taliyaha Ciidanka Millateriga Itoobiya caawa, ayaa ku soo beegmay iyagoo xooggaga mucaaradka ee TPLF hormuud ka tahay ay u dhaqaaqeen dhanka caasimadda Addis…
View On WordPress