Mucjisooyinka Doorashooyinka Maraykanka: nin dhintay oo loo doortay Xildhibaan Baarlamaan Gobalka North Dakota ee badhtamaha galbeed ee Maraykanka waxaa ka dhacay dood dhinaca sharciga ah kaddib markii doorashooyinka hadda socda uu kursi golaha wakiillada ee gobalka ah ku soo baxay nin hore u geeriyooday.














