Hadaad maqli jirteen adlee Dubo adlee daangeeso maanta maxaa dhacay Dub ee halagaa daangeesto, waa run hadalka sh shariif asagaa juhdi badan geliyay garoonka asagoo xeran oo ay u xeran yihiin hogaamiye kooxed asagaa furay xiligiisii ku meel gaarkana dulimaad ku biloobay garoon ninkii xaar-xaartay loo diidaa cagli maahin ee cagli keena reer #NABAD& #NOLOLEEY . "Maangaabku taladiisu waa maqane jooge #calisuxufi #allinwithcalisuxufi #gobolkabanaadir #gaaboowmedia https://www.instagram.com/p/B2wXkAdnicq/?igshid=1rykrv3gyxrn7















