Muslimiinta Tigrayga oo xdhiidhka u jaray ururka Islaamiga ee Itoobiya
Muslimiinta Tigrayga oo xdhiidhka u jaray ururka Islaamiga ee Itoobiya
Itoobiya-(Berberanews)-Golaha sare ee Islaamka ee Tigrayga, ayaa xidhiidhkii u jaray Golaha Arrimaha Islaamka ee Itoobiya, oo ah dallada dalkaas ee ay ku midaydanyihiin. Arintan ayaa kusoo beegmaysa maalmo un kadib markii hogaamiyaasha diinta Ortodokska ee Tigray-ga ay ku dhawaaqeen in ay ka go’een kaniisada Ortodokska ee Itoobiya si ay u dhistaan Synod iyaga u gaar ah. Mas’uuliyiinta…
View On WordPress














