Madaxweynihi Hore Axmed Siilaanyo Oo Faysal Cali Waraabe Booqasho Tacsi Ah Ugu Tegay
#Madaxweynihi #Hore #Axmed #Siilaanyo Oo #Faysal #Cali #Waraabe #Booqasho #Tacsi Ah Ugu #Tegay
Hargeisa (Tayosame News) Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan tacsi ah ugu tegay gurigiisa guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali waraabe oo wiil uu dhalay dhawaan ku geeriyooday dalka Suuriya.
Sayid Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa suuriya tegey sanadkii 2013-kii, ka dib markii la duufsaday oo warbixin khalad ah la siiyey…
View On WordPress
















