One Of he Best SOMALIAN TRADITOINAL SONG..

seen from Malaysia
seen from Canada
seen from Germany
seen from United States

seen from United States
seen from United Kingdom
seen from Yemen

seen from United Kingdom
seen from United Kingdom
seen from China
seen from China
seen from Türkiye
seen from Germany

seen from United States
seen from United States
seen from United States

seen from South Africa

seen from United States
seen from United States
seen from Ukraine
One Of he Best SOMALIAN TRADITOINAL SONG..
Material redesign for YouTube rolling Aaamusni Qaabka Cusub Youtube
Deg Deg: "Maaweelo Ma Bougsiiso Meel Ku Bugta" Cali Guray Muxu Ka Yidhi Heshiiska Khaatumo
#Deg_Deg: "Maaweelo Ma #Bougsiiso Meel Ku Bugta" #Cali_Guray Muxu Ka Yidhi Heshiiska #Khaatumo
Mujaahid Cali Guray oo maqaal Yaro Koban Ka Qoray Saaxibkii Cali Khaliif Iyo Kooxda Khaatumo Heshiiskay La Gashay Somaliland Waxanu Yidhi Sada Tan
MAAWEELO MA BOGSIISO MEEL KU BUGTA Cali Khaliif si gaar ah ayaan u hambalyaynayaa waayo Isaaq cid runta u sheegta oo aan u habranin waa loo baahnaa. Hadalkiisana laaxin laga jari maayo waayo haduu yidhi talo idinka keligiin idinka go’aan oo iska…
View On WordPress
Siyaasigii Ugu Da’da Yaraa Somaliland Oo Ku Biiray Musharraxiinta U Tartamaya Jagada Madaxweyne Ku-xigeenka Ee Xisbiga WADDANI
#Siyaasigii Ugu #Da’da Yaraa #Somaliland Oo Ku Biiray #Musharraxiinta U Tartamaya Jagada #Madaxweyne Ku-xigeenka Ee Xisbiga #WADDANI
“Siyaasi illaa 1963-2016 ummadda Qabyaalad ummadda la hor jooga loo adkaysan kari maayo ee Dhallinyaradu..” Musharrax Barkhad Jaamac Xirsi
Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi, oo ka mid ah Dhallinyarada Somaliland ee Wax-bartay, ayaa Shalay ku dhawaaqay inuu Xisbiga WADDANI dhexdiisa uga tartamayo Musharrax Madaxweyne ku-xigeen.
Sidaana wuxuu ku sheegay…
View On WordPress
Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Kasoo Yeedhay Masuuliyiinta Wasaaradda Dekeddaha Soomaaliya.
#Somaliland Oo #Jawaab Adag Ka #Bixisay #Hadalo Kasoo Yeedhay Masuuliyiinta Wasaaradda Dekeddaha #Soomaaliya.
Wasiirka wasaaarada ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland mudane Xuseen Aadan Cige “Dayr” oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo dhawaan kasoo yeedhay masuuliyiint dawlada Somaliya gaar ahaana masuuliyiinta wasaarada dekedaha somaliya oo khuseeya arimaha wareejinta dekeda magaalada berbera oo ay xukumadda Somaliland ku wareejisay shirkad shisheeye…
View On WordPress
Somaliland: Iyo Ethiopia Xidhiidhkoodu Wuu Ka Weyn Yahay Mid Masar Iyo Cid Kale Oo Fidmo Wadda Looga Baqdo” Wasiir Cadami
#Somaliland: Iyo #Ethiopia Xidhiidhkoodu Wuu Ka Weyn Yahay Mid Masar Iyo Cid Kale Oo Fidmo Wadda Looga Baqdo” Wasiir #Cadami
“Horta Wey Soo Dhammaatay Markii Laga Dhex Shaqay San Jiray Soomaalida Iyo Itoobiya Ee La Odhan Jiray Soomaaliyaay Cadawgaagu Waa….”
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami,ayaa wax aan soconayn ku tilmaamay isku day kasta oo Masar ka yimaadda oo ay ku doonayso in ay ku waxyeelayso xidhiidhka walaalnimo ee soo jireenka ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya oo uu…
View On WordPress
Somaliland: Wasiirka Duulista oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda, Turkish Airline
#Somaliland: Wasiirka #Duulista oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda, #Turkish Airline
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Cismaan C/laahi Saxaradiid (Cadaani), ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socda Shirikada Diyaaradaha ee Turkish Airline, Waftigan oo ahaa sahan indho indhayan ah. Ayaa noqonayaa masuuliyiintii ugu horaysay ee ka socda shirikadaas ee yimaada Caasimada Somaliland ee Hargaysa.
Kulankan waxaa Wasiirka ku weheliyey shirka Agaasimaha…
View On WordPress