Wefti Ay Hoggaaminayso Xildhibaan Amina Cali Oo Ka Socday Tower Hamlets Hargeysa Lagu soo Dhaweeyay.
Wefti Ay Hoggaaminayso Xildhibaan #Amina_Cali Oo Ka Socday #Tower_Hamlets #Hargeysa Lagu soo Dhaweeyay.
Tiro wasiirro iyo masuuliyiin kala duwan oo xukuumadda JSL ka tirsan ayaa maanta ku soo dhaweeyay Garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa wefti ay hoggaaminaysay Xildhibaan Amina Cali oo ka tirsan Golaha Deegaanka degmada Tower Hamlets ee magaalada London, dalka UK.
Waxa ugu horrayn halkaas ka hadlay Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL Mudane Axmed Aden…
View On WordPress









