Dalalka Islaamka oo cadho weyn ka muujiyay Gubista Kitaabka Quraanka ee Sweden
Sweden-(Berberanews)-Nuqul Kitaabka Qur’aanka kariimka ah ayaa lagu gubay dibad bax sabtidii ka dhacay dalka woqooyiga Yurub dhaca ee Sweden. Inkastoo dhacdadan oo kale aanay hadda ugu horeenin hadana caalamka ayaa si weyn looga fal celiyey dhacdadan.Waddamada islaamka ee ka fal celiyey waxaa ka mida Turkiga, Sucuudiga, Pakistan iyo Qatar oo aad u cambaareeyay falkan. Xilli uu turkigu…
View On WordPress
















