Dhageyso:- Galmudug oo Taageertay Maamulka Maakhir State iyo Puntland oo ka Cadhootay + Siyaasada Galmudug oo u Muuqada mid...
Dhageyso:- Galmudug oo Taageertay Maamulka Maakhir State iyo Puntland oo ka Cadhootay + Siyaasada Galmudug oo u Muuqada mid…
Harowo – Maamulka Galmudug oo carqalad xoogan kale kulmi jiray maamulka garabka ku haayo ee Puntland ayaa xiligaan helay jaanis weyn oo siyaasadeed kadib markii maamul mucaarad ku ah jiritaanka Puntland looga dhawaaqay 15 May 2016 magaalada Xingalool Ee gobolka Sanaag.
Galmudug ayaa sheegtay in soo dhaweneyso maamulka halkaasi looga dhawaaqay waxaana ay sheegtay in tageeri doonto intii…
View On WordPress
















