Gumaadkii Oromadu ugaysatay Somalida oo Kor u kacay
Gumaadkii Oromadu ugaysatay Somalida oo Kor u kacay
Dad ka badan 60 qof ayaa faashash iyo midiyo qudha looga jaray xarunta qaadka ee Hawaday iyo hareeraheeda.
Ilo wareedyo aan ka helayno aagaas ayaa tibaaxaya in gumaad aan loo aabo yeelin oo lagu sheegay aargoosi lagula kacay shicib ganacsato iyo shaqaale iyo safarba isugu jira oo halkaa ku sugnaa, hanti wixii ay haysteena waa la boobay.
Boqolaal somaali ah oo degaankaa ku sugan ayaa wali halis…
View On WordPress












