Maamulka Somaliland Oo Go’aamo adag ka soo saaray Isu Socodka iyo Sharciyada Socdaalka ee Somaliland iyo Somaliya
Maamulka Somaliland Oo Go’aamo adag ka soo saaray Isu Socodka iyo Sharciyada Socdaalka ee Somaliland iyo Somaliya
Harowo – Go’aamo ay soo saartay Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland oo la xidhiidha adkaynta Amniga iyo Nabadgelyada Dalka.
Shir ay yeesheen Golaha Wasiirrada Xukuumadda JSL oo uu shir-guddominayay Madaxwaynaha JSL, lana qabtay24/12/2015, kana dhacay hoolka shirarka ee Madaxtoyada, ujeedadiisuna ahayd adkaynta nabadgalyada iyo amniga qaranka, gaar ahaan ilaalinta xuduudaha dalka (Cir, Bad iyo…
View On WordPress