Suldaanka Subeer Awal oo arrimo xasaasiya kaga hadlay Burco
Suldaanka Subeer Awal oo arrimo xasaasiya kaga hadlay Burco
Burco-(Berberanews)-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa khudbad uu ka jeediyay qado-sharaf Burco loogu sameeyay Suldaanka cusub ee Suldaan Ayaanle Suldaan Maxamed, kaga hadlay arrimo xasaasiya.
View On WordPress















