Waxaan iska helaa aqoonta, Waxaa ii muuqda iftiinka. I find myself in education, I can see the bright future. #aqoon #pitureoftheday #education #cumarafrikaan #iftiin #goals2018 (at Seattle Central College)

seen from Singapore
seen from Hong Kong SAR China
seen from China

seen from United States
seen from United States

seen from United States
seen from China

seen from Malaysia

seen from China

seen from United States

seen from United States
seen from China
seen from Germany

seen from United States

seen from United States
seen from Romania
seen from Netherlands
seen from Germany
seen from United States

seen from India
Waxaan iska helaa aqoonta, Waxaa ii muuqda iftiinka. I find myself in education, I can see the bright future. #aqoon #pitureoftheday #education #cumarafrikaan #iftiin #goals2018 (at Seattle Central College)
Qiso Cajiib Ah oo Cibro qaadasho mudan oo dhex martey gabar yar oo aad u caqli badan iyo aabaheed
Waxa la yiri gabaryar oo aabaheed la socotay ayaa ka gudbayey biriij (buundo) ku taal webi korkiisa. Aabahii wuxuu ka cabsaday in yartiisa oo aad jeclaa ka dhacdo biriijka. Markaasuu ku yiri “Aabbe gacanta si fiican ii qabso si aadan webiga ugu dhicin”. Yartii ma laba-labayne waxeey ku tiri:- “Maya aabbe, adigu gacanta iqabo”. Aabbe intuu yaabay ayuu yartii ku yiri:- “Haddaan anigu gacanta ku qabto iyo haddaad adigu gacanta iqabsatid sow isku mid maaha?”. Intay dhakhso ugu jawaabtay ayay tiri:- “Haddaan anigu gacanta ku qabsado, waxaa dhici karta intaan ku xejisan kariwaayo markaasna kaa gacan siibto kadibna webiga ku dhaco. Laakiinse haddii aad adigu gacanta iqabatid kaama siiban karo maxaa yeelay ima siidaynaysid”. Waxaa muhiim inaad heshid cid aad ku kalsoon tahay ama isku hallayn kartid oo naftaada iyo noloshaada iyo maalkaaga aad ku aamini kartid sida aabaha ama hooyada. Sheekadaan gaaban ee ku saabsan gabartan yar ee fahmada iyo caqliga badan waxaa laga baran karaa dersi ama cashar lagu cibro qaadan karo
Aqoon Kororsi:- Wax Badan Aadan Ogeyn Ka Baro Mucjisaadka Nabiga CSW.
Mucjisaadka Nabiga CSW, Wey Fara Badan yihiin, Rabbina Rusushiisa Dhamaantood Wuxuu Siiyay Mucjizaad Kala Duwan. Hase ahaatee, Waxaan soo Qaadanayaa Hal Mucjizo uu Nabi Muxamed CSW Lahaa, Sababna u Noqotay In Maamo Da’a ah ay Diinta Islaamka soo Gasho. Nabiga CSW, oo Suuqa Dhex Maraaya Ayaa Wuxuu Arkay Haweeney Da’a Ah oo Wadday Xaabo Ama Qoryaha Dabka Lagu Shito, wuxuu ku yiri:- Aan Ku Caawiyo oo Aan kuu Qaado Xaabada, weyna Ka Ogolaatay, Wuuna u qaaday Ayadoo Aan Aqoon ulaheyn inuu yahay Nabi Muxamed CSW. laakin Maqal Ahaan wey Maqashay Been Iyo Xumaan ay ku Dacaayadeyn Jireen Kufaarta Qureysh, ayadana wey Aaminsaneed Hadalkooda. Haddaba, Markuu Gurigi ugeeyay Ayey ku tiri:- Wiilkeeygoow Waxaan ku Siiyo Mahaayo laakiin, Talo Ayaan Ku siinayaa. Nabiga Wuxuu yiri:- Talada i sii aan kaa Dhageystee. Waxey ku tiri:- Magaaladan Waxaa Jooga Nin Sixiroow Ah oo la dhaho Muxamad Ibnu Cabdullaah, ee Iska Ilaali. Nabiga CSW, Isla Markiiba wuxuu ku yiri:- Muxammadka aad Sheegeysid Waa Aniga Hooyo. Islaantii Ayaa intey Naxday la soo Booday ma Ninka Sidan u Wanaagsan Ayaa Muxammad ah? Kolkaas ayuu Nabiga CSW, yiri:- Haa waa Aniga. Haddaba, Hooyadii isla Goobtii ayey ku Qirtay Ash-hadanka. ﻥﺃ ﺪﻬﺷﺃ ﻻ ﻻﺇ ﻪﻟﺇ ﻪﻠﻟﺍ ﻭ ﺪﻬﺷﺇ ﻥﺍ ﺪﻤﺤﻣ ﺮﻟﺍ ﻝﻮﺳ ﻪﻠﻟﺍ (Ash-haddu an Laa ilaaha Illalaah, Wa Ash-hadu Anna Muxammada Rasuulu laah). Haddaba Nabigeena Muxammas CSW, wuxuu ahaa Mid Naxariis Badan oo Dadka u isxaan Fala oo Diinta Islaamka usoo Halgamay, wuxuu Ahaa Macalinkii Umadda, Wuxuu Ahaa Kheyru Khalqilaah. Wabilaahi Towfiiq. W.Q:- Macoow Ustaad.
aqoon replied to your photoset
OMFG he is fine
i know! his younger brother tho even more wow...
aqoon said: I just thought about that boy at Krispy Kreme like is he alive? Did he have to pay for damages?
he should get a life time supply for that free promo he gave them
aqoon said: who was that handsome man that you screenshotted in your bengali boy post i have been meaning to ask
OMG but probably priyanshu chatterjee lol ;____; yung him is still my #1
aqoon replied to your post: @aqoon
But do you ever think of the brilliant minds that aren’t sharing their potential work? That makes me sad.
all the time (myself included) lol but seriously. I think about all the somali on the margins especially. like I want to see the works from ppl in the dispora, women, our women elders, ppl from refugee camps, ppl who came out of those camps like all the different narratives, gay somalis, trans somali (I personal know there is). I'm tried of ppl acting like theirs a singular somali story but I especially know i don't care for somali who haven't gone through the war wanting to create work on it. the disapora has a way of wanting to talk for the somalis in somalia.