Farmaajo oo malleeshiyo uu hubeeyey ku ururinaya duleedka Buuhoodle si ay ula dagaallamaan Somaliland
Farmaajo oo malleeshiyo uu hubeeyey ku ururinaya duleedka Buuhoodle si ay ula dagaallamaan Somaliland
Buuhoodle -(Berberanews)-Malleeshiyo-beeleed hubaysan oo isku urursaday duleedka magaalada Buuhoodle, isla markaana xidhiidh rasmi ah la Madaxweynaha dawladda taagta daran ee Soomaaliya Mr Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa sheegay inay dagaal la geli doonaan dawladda Jamhuuriyadda Somaliland.Kooxdan oo ka go’day malleeshiyada nabad-diidka ee Khaatumo, ayaa dhoollatus ciidan ku soo bandhigay…
View On WordPress