Somalida Gobolka Siti oo xidhay wadad Tareenka Ethiopia iyo Djibouti
Somalida Gobolka Siti oo xidhay wadad Tareenka Ethiopia iyo Djibouti
Ethiipia(Berberanews)-Dhallinyarada Somaliyed ee Gobolka Siti ayaa gebi ahaanba jaray tareenka isku xidha dalalka Ethiopia iyo Djibouti. Dhallinyarada gadoodsan, ayaa sheegay inaanay marnaba aqbalayn qorshaha quudhsiga iyo xaqiraada isugu jira ee dowladda Ethiopia ku hayso dadka Somalida ah ee ku nool deegaankaas oo ay dagaallo dhiig badan oo shacab ahi ku daateen ay ku soo qaaddeen isbahaysiga…
View On WordPress






