Sucuudiga oo qaaday dhammaan xayiraadihii saarnaa Xajka
Sucuudiga oo qaaday dhammaan xayiraadihii saarnaa Xajka
Saudi-(Berberanews)-Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday, in xajka sannadkan aanla xadeyn doonin tirada dadka xajka tegaya sidii hore u dhacday intii uu jiray cudurka COVID-19. Isaga oo ka hadlayay magaalada ku taalla xeebta Badda Cas ee Jiddah, ayuu wasiirka Xajka iyo Cumarada Sacuudiga Towfiiq bin Fawzan al-Rabicah ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in la qaaday xadidaadda xajka. Xaji…
View On WordPress













