"I am a relationship counsellor and have been in that profession for quite a number of years and have trained many students through my radio programmes. Initially, I was a bit scared to talk about the many issues plaguing our community. I avoided sensitive topics such as sex education for fear of being misunderstood. Not much effort is spent on family science over here, and many people warned me that if I confront sensitive societal issues, I would be targeted. People over here usually only care about politics and business. I have met many bright boys who do naughty things, and the community doesn't understand the psychological reasons behind it. Majority of these boys are growing up in troubled family homes, where their parents shout at each other and an unhealthy relationship, and he takes it out on the community, like throwing stones at passers-by. I remember seeing one of my sons slowly changing his behaviour and hating education. I went to his madrassa and discovered that his local teacher was uneducated and was extremely harsh on him, making him hate going there. We normalised this, and it's not good. It became my first case study to raise awareness on this issue. Similarly, one father; one time told me that he was raised in one of the most unhealthiest homes, full of continuous shouting-matches even though his parents never divorced. As a result, he internalised it thinking that it's acceptable and if he survived it, he could do it to his children, and they will survive it too. We need to talk about these problems, as a community and I made it my life mission to highlight this."
"Waxaan ahay shaksi shaksi la talin dhanka xiriidhka lamanayaasha, muddo dheer kasoo shaqaynayey, waxaan tababray dhalinyaro farabadan ku xran barnmaamijyada idaacadayda. Markii hore xooga cabsi ah igu jirtay ku saabsan arrimo kajira bulshadeena. Waxaan iska ilaaliya mawduucyada xasaasiga ah, sida waxbarashada galmada anigoo ka cabsi qaba in khalad la iga fahmo. Waxbadan laguma dedaalo in ay dadka ka hadlaan arrimaha qoyska. Dad badanba iga digay hadii aan ka hadlo arrimaha xaasaasiga ah bulshada khuseeya in aan noqon karo bartilmaameed. Dadku waxa keli ah ay daneeyaan waa siyaasada iyo ganacsiga. Waxaan la kulmay wiilal mustaqbal leh laakiin waxyaabo xunxun sameeya, bulshadu ma fahansana waxybaha ka danbeya dhacdooyinkaas. Inta badan wiilashan waxay kusoo koreen qoysas oo isla jooga laakin labadii waalid is dagalaan hadalo aan haboonayn is dhaafsadaan, xiriir aan wacnayna ka dhexjiro. Mar waxaan arkay mid ka mid ah wiilashayda oo isbdel ku dhacay. Wuxuu diiday waxbarshadii waxaan tagay malcamadii uu dhiganayey waxaan soo ogaaday macalinkii wax dhigayey inuu yahay mid aan aqoon badan lahayn, isagana wiilkayga cadaadis ku haayey, kuna kalifay inuu naco malcamadii. Waxay ii noqotay dhacdadii ugu horaysay ka shaqeeyo,waxaan sameeyey wacyi gelin bulsho, arrimahaas ku saabsan. Mid kamid ah aabayaasha ayaa mar isheegay inuu kusoo koray guri isku dhaca iyo dagaalku ku badnaa inkasto waalidkii marna kala tagin. Natiijadii waxay noqotay in aqbalo, hadii uu ku badbaado inuu caruurtiisa sidaas ula dhaqmo, isla markaana ay badbaadaan iyaguna. Waxaan u bahanahay in aan ka hadlno dhibaatooyinka nocan oo kale , tani waxay iga dhigtay in aan ka shaqeeyo."