Ethiopia: Kumanaan qaxoontiga Tigreega ah oo dub loogu celinayo Gobolkoodii
Ethiopia: Kumanaan qaxoontiga Tigreega ah oo dub loogu celinayo Gobolkoodii
Tigray-(Berberanews)-Kumanaan ka tirsan qowmiyadda Tigrayga oo tan iyo bishii December ku xidhnaa xeryo ku yaalla waqooyi bari Itoobiya ayaa dib loogu celinayaa guryahooda. Qaramada Midoobay ayaa u fududaynaysa in ay dib ugu laabtaan guryahoodii oo ku dhow xadka ay wadaagaan gobollada Canfarta iyo Tigrayga. Waxa ay sheegtay in howlgalka uu socon doono muddo todobaad ah. Xukuumadda Addis Ababa…
View On WordPress













