Ethiopia: Ciidammada Tigrai oo hubkoodii ku wareejiyay dowladda
Ethiopia: Ciidammada Tigrai oo hubkoodii ku wareejiyay dowladda
Ethiopia-(Berberanews)-Afhayeen u hadlay ciidamada fallaagada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in ay wareejiyeen hubkoodii cuslaa, arrintaas oo qeyb ka ah heshiiskii xabbad-joojinta ahaa ee ay labada dhinac bishii November ku saxiixdeen dalka Koonfur Afrika. Getachew Reda boggiisa Twitter-ka ku qoray in kala gudbinta hubka ay xaqiijiyeen kormeerayaal ka socday ururka Midowga Afrika iyo…
View On WordPress










