#Dhowrsanaaw! #Intaan lagu xisaabin is xisaabi Ka dhowrsanaaw wax walboo Aduunyadaada iyo Aakhiradaaada dhib ukeenay. Ogow inaad leedahay waqti, isku dey inaad is xisaabiso intaan lagu xisaabin kahor, Allah tala saaro, haka baqan keliya Caabuqaan faafa ee ka baq intaad gaysatay, qofna macsuum ma ahan qalad wuunaga dhacaa, ee dib iskugu laabo oo eeg: 1-Meeqaad dulmisey 2-Meeqaad Xamatay 3-Meeqaad Cayday 4-Meeqaad been u shegtay 5-Meeqaad been ka sheegtay 6-Meeqaad Qiyaantay 7-Meeqaad dhaacwacday 8-Meeqaad dulmi ku caawisey Ka welel oo ka qiiroow intaas mid kamid ah hadaad gaysatay weliba ugu darantahay no: 1 Ee ogow inaaadan taada dhaafayn. Digtooni sameey, intaadan dhiman kahor intaad dulmisey cafis waydiiso!, Ogowse cafiska dalbashadiisaa leedahay keliya! Ogsoonow Dulmiga Dad laga galaa waxay u baahantahay qofka aad ka gashay qushiisa in aad waydiisato cafis #Waa waano wadareed! Is xisaabi intaan lagu xisaabin. Aqri oo dhuux macnaha aayadahaan: . ููููู: {ููููุถูุนู ุงููููุชูุงุจู ููุชูุฑูู ุงููู
ูุฌูุฑูู
ูููู ู
ูุดูููููููู ู
ูู
ููุง ููููู ูููููููููููู ููุง ููููููุชูููุง ู
ูุงูู ููุฐูุง ุงููููุชูุงุจู ูุง ููุบูุงุฏูุฑู ุตูุบููุฑูุฉู ูููุง ููุจููุฑูุฉู ุฅููุงูู ุฃูุญูุตูุงููุง ููููุฌูุฏููุง ู
ูุง ุนูู
ููููุง ุญูุงุถูุฑุงู ูููุง ููุธูููู
ู ุฑูุจูููู ุฃูุญูุฏุงู}[ุงูููู:49]. ููููู: {ูุงุชููุง ููู
ุง ุชุฑุฌุนูู ููู ุฅูู ุงููู ุซูู
ูู ุชููููููู ููููู ููููุณู ู
ูุง ููุณูุจูุชู ููููู
ู ูุง ููุธูููู
ูููู}[ุงูุจูุฑุฉ:281]. ููููู: {ููููู
ู ุชูุฌูุฏู ููููู ููููุณู ู
ูุง ุนูู
ูููุชู ู
ููู ุฎูููุฑู ู
ูุญูุถูุฑุงู ููู
ูุง ุนูู
ูููุชู ู
ููู ุณููุกู ุชูููุฏูู ูููู ุฃูููู ุจูููููููุง ููุจููููููู ุฃูู
ูุฏุงู ุจูุนููุฏุงู ููููุญูุฐููุฑูููู
ู ุงูููููู ููููุณูู}[ุขู ุนู
ุฑุงู:30]. Wixii aan qaldo iga sax. Mahadsanid Let us connect: #LinkedIn: https://lnkd.in/eq6Kj8dw #Facebook: https://lnkd.in/evjxjh4B #Instagram: https://lnkd.in/ern2GwXS #Twitter: https://lnkd.in/eqmygaTj #xisaabinaftaada Faafi Share ุดุงุฑู https://www.instagram.com/p/CrIPeIMN64L/?igshid=NGJjMDIxMWI=